the reality of Iran/ xaqiiqada iiraan?!!

Ticker

6/recent/ticker-posts

the reality of Iran/ xaqiiqada iiraan?!!

iiraan oo yuhuuda weerartay, iiraan oo gantaalo ku garaacday saldhigyada maraykanka, iiraan oo u hiilisay falastiin, dawlada islaamiga ee iiraan, wararkaasi inbadan waan maqalnay laakiin kaalay aan isla aragno xaqiiqada iiraan ee dhabta ah,
iiraaan waxay haysataa oo aqlabiyada wadankeeda ka ah shiicada sidoo kale waa qiblada shiicada caalamka, markaan sida dhabta ah ufikirno dawlad kasta oo wadankaan ka dhalata intii uu shiicada noqday waxay caan ku ahayd xasuuqa iyo guumaysiga umada muslimiinta ah, waxay lasoo dagaalameen dawladihii suniga ahaa oo ay usoo raaceen wadamada gaalada, waxay qayb wayn ay ka qaateen burburkii khilaafadii cusmaaniyiinta, waxay reer yurub gacan kusiiyeenguumaysiga dhulka muslimiinta gaar ahaan carabta.
iiraan waxay wadamada carabta ku leedahay maleeshiyaad ay taageerto oo shiico ah sida xisbulah,xootiyiinta iyo kuwa ka dagaalama suuriya iyo ciraaq, marka si dhaba la isku dul istaago waxa ay ka sameeyeen wadamada sida lubnaaan, suuriya, ciraaq iyo yaman kadib markii ay ka dhaceen dawladihii katalin jiray waxay taageero ka heleen iiraan, waxay xasuuqeen dadkii muslimiinta ahaa iyaga oo aan loo kala eegin qof yar iyo qof wayn, mar la waraysanayey nin caan ka ah wadanka lubnaan oo wax laga waydiinayey yuhuuda iyo xisbulahi midka xun ayaa waxa uu ku jawaaabay "yuhuudu cadaw aan arkayno oo cadawnimadoodu cadahay laakiin xisbulahi waa cadaw hoos ahaan soo cunaya,
sadaam xusein wuxuu iiraan la galay dagaal aad udheeraa oo loogu magac daray dagaalkii khaliijka ee koowaad oo socda intii udhaxaysay 1980 ilaa 1988kii dagaalkaaasi waxaa ku dhintay ilaa hal milyan oo qof, sadaaam xuseen waxaa dagaalka garab kusiinayey wadamada carabta iyo maraykanka, maraykanku wuxuu arkayey saamaynta ay yeelan doono wadaadka iiraan qabsaday sidaa darteed ayuu u taageerayey sadaam xuseen, wadamada carabta gaar ahaan sucuudigu wuxuu arkayey in khumayni faafin doono shiicada waxay garab istaageen sadaam xuseen, kadib markii ciraaq lagu soo duulay 2003 iiraan waxay ka faa"iidaysatay burburkii ciraaq iyada oo gacan siisay maleeshiyaadka shiicada kadibna waxay xasuuqeen shacabkii reer ciraaq, tani ookale ayaa ka dhacday suuriya,lubnaam iyo yaman oo maleeshiyaadka iiraan waxay faraha ku hayaan ciidamadii ay wadamadaasi lahaayeen, amba way awood bateen dawladaha wadamadaasi kajirta,
madaxwaynihii maraykanka trump ayaa mar uun iiraan kashifay yidhi iiraan iyo maleeshiyaadkeedu way noosii sheegaan inay saldhigyadayada ay soo weerarayaan anaguna ku agdhufta ayaan ku odhanaa, majirto shiico muslimiin suni ah uhiilisay haday jirtana waxay maslaxad ayey ka leedahay.
Iran attacked Jews, Iran fired missiles at American bases, Iran supported Palestine, Islamic State of Iran, We have heard this news a lot but let's see the real reality of Iran.
Iran has the majority of the Shiites in its country and it is also the Shiite qibla of the world. When we really think about every government born in this country before it became Shiite, it was famous for the genocide and colonialism of the Muslim nation, they fought against the Sunni governments and they They came to the pagan countries, they took a big part in the collapse of the Ottoman Caliphate, they helped the Europeans to colonize the Muslim lands, especially the Arabs,
Iran has Shia-backed militias in Arab countries such as Hezbollah, the Houthis and those who fight in Syria and Iraq. When you really look at what they did in countries like Lebanon, Syria, Iraq and Yemen, after the fall of the governments that were in power, they got support from Iran, they massacred the Muslim people regardless of whether they were young or old. , when a famous man in Lebanon was interviewed and was asked about the Jews and the parties, the bad one answered "the Jews are enemies that we see and their hostility is clear, but the parties are enemies that eat from below,
The president of the United States of America, Trump, once exposed Iran and said that Iran and its militias are telling us that they are attacking our bases and we are attacking them.

Post a Comment

0 Comments