Why did Erdoğan win the regional elections/waa maxay sababta erdogan looga adkaaday doorashada dawladaha hooose?!!

Ticker

6/recent/ticker-posts

Why did Erdoğan win the regional elections/waa maxay sababta erdogan looga adkaaday doorashada dawladaha hooose?!!

muddo 22 sano ah oo kasoo bilaabmaysa 2002 madaxwaynaha turkiga erdogan waxa uu ahaa ninka ugu shacbiyada badan wadanka turkiga, 2019 waxaa lagaga guulaystay xisbigiisa magaalooyinka waawayn sida istanbul iyo ankara, sidoo kale doorashadii 2023 oo ahayd doorashadii madaxtinimo ee wadankaasi ka dhacda tii ugu saamaynta badnayd ayuu erdogan barbaro ku galay markii ugu horaysay,doorashadan ugu danbaysay ee dhacday sanadkan 2024 waxa lagu dooranayey maayirada magaalooyinka waawayn iyo badhasaabada gobolada dalka ayaa xisbiga erdogan kala kulmay guuldaro aad uwayn adib markii lagaga guuulaystay maayirada magaalooyinka istanbul iyo ankara, maxay sababta looga guulaystay xisbigii aanan 20ka sano laga guulaysan doorasho uu galay?!!,
1: shacabka turkiga waxa laga dhaadhiciyey in wadanku ubaahanyahay isbadal siyaasadeed, 20 sano oo uu erdogan hogaaminayey waxa uu dib usoo celiyey sharaftii wadanka iyo diinta islaamka, mucaaradka cilmaaniyiinta ah iyo warbaahinta wadamada reer galbeedku waxa ay xooga saarayeen erdogan dhaqankii wadanka ee uu ka tagay mustafe kamaal ataatoorak oo ahaa ninkii aasaasay turkiga cusub ee cilmaaniga ah 1000 sano kahor uu badalay oo wadankii uu ku xidhay wadamada carabta ee dibta dhacay iyo kuwa muslimiinta, wadanku waxa uu noqday wadanka ugu cilmaaniyada xun ee gaadhay in eedaamka, quraanka iyo diinta islaamkaba afkooga ay ka dhigaan hadana aanay ku dhaqmin, shacabkana waxa laga dhaadhiciyey in reer galbeedku yihiin wadamada ugu horumarsan caalamka halka wadamada islaamkuna yihiin wadamada ugu dib dhacsan caalamka, laakiin erdogan iyo xisbigiisu waxa ay tuseen xaqiiqada caalamka reer galbeedka iyo inay turkidu yihiin dad muslimiina, wadamada islaamkuna ay leeyihiin wadamo badan oo horumaray sidoo kale kuwa dagaaladu ka dheceena ay ka danbeeyeen reer galbeedku,
2: muhaajiriintu waa shayga labaad ee mucaaradku ku ololeeyo, waxa ay doorasho kasta kusoo galaan inay wadanka kasaari doonaan muhaajiriinta laakiin cida wadanka waxana ay erdogan ku eedeeyaan inuu wadanka muhaajiriin kasoo buuxiyey intuu xilka hayey,sadankii hore ninkii la tartamayey erdogan waxa uu ololihiisa ugu wayn kadhigtay inuu wadanka kasaari doono muhaajiriinta iyo inuu wadanka kusoo celin doono cilmaaniyadii, mucaaradka waxaa taageerta warbaahinta reer galbeedka, halka ay erdogan ka taageeraan warbaahinta wadamada islaamka gaar ahaan aljazeera,
wadanka islaamku dib ayuu ugu soo noqday oo dadkuna diintooda si fiican ayey udhaqmaan sida salaada iyo xijaabka oo wakhtigii ay cilmaaniyiintu wadanka maamuli jireen macnuuc ahayd,gabadhu haday xijaabka soo xidhato looma ogolaan jirin inay xarumaha dawlada soo gasho, sababta ay wadanka cilmaaniyadu ku yaraatay cilmaaniyiintu ugu guulaysanayaan ayaa lagu sababeeyey inay tahay inay shacabku rabaan hogaamiye cusub laakiin sababta ay cilmaaniyiinta ugu codaynayaan ayaa ah in xisbiyo islaami ahi ay la safteen cilmaaniyiinta erdogan oo xukunka inbadan joogay awgeed,laakiin marnaba kumay guulaysan inay erdogan ridaan,erdogan waa markii ugu danbaysay ee u tartamay madaxtinimada sidaa darteed waxaa la keeni doonaa nin saamayn badan sida erdogan oo isna 20 oo dambe tartama.
for a period of 22 years starting from 2002, Turkish President Erdoğan was the most popular man in Turkey. In 2019, his party was defeated in major cities such as Istanbul and Ankara, as well as in the 2023 election, which was the most influential presidential election in the country. Erdoğan tied for the first time, in the last election in 2024, the mayors of major cities and the mayors of the country's regions were elected. years of winning elections?!!,
1: The people of Turkey were convinced that the country needs political change. During the 20 years of Erdogan's leadership, he restored the honor of the country and the Islamic religion. Kemal Ataturk, the man who founded the new secular Turkey 1000 years ago, he changed the country and connected the backward Arab countries and the Muslims, the country has become the worst secular country to the point that Edam, the Koran and the religion of Islam have been removed from their mouths. and the people were convinced that the western countries are the most developed countries in the world and the Islamic countries are the most backward countries in the world, but Erdoğan and his party have shown the reality of the western world and that the Turks are Muslim people, and the Islamic countries have many developed countries as well as those whose wars are behind the West
2: Immigrants are the second thing that the opposition is campaigning for, they enter every election saying that they will expel the immigrants from the country but not the people of the country and accuse Erdoğan of filling the country with immigrants while he was in office. He said that he will expel the immigrants from the country and that he will return the country to secular people. The opposition is supported by the western media, while Erdogan is supported by the media of Islamic countries, especially aljazeera,
Islam has returned to the country and people are practicing their religion well, such as prayer and hijab. During the time when the secularists ruled the country, it was forbidden. If the girl wears the hijab, she was not allowed to enter the government offices. They are winning because the people want a new leader, but the reason why the secularists are voting for him is that Islamic parties have sided with the secularists because of Erdogan who has been in power for a long time, but they never succeeded in overthrowing Erdogan. Erdogan is the last candidate. The presidency will therefore be brought to a more influential man like Erdoğan who will compete in the next 20 years.

Post a Comment

0 Comments