the fall of Abiy Ahmed/ dhicitaanka abay axmed

Ticker

6/recent/ticker-posts

the fall of Abiy Ahmed/ dhicitaanka abay axmed

taariikhda itoobiya waa markii ugu horaysay ee oromo oo ah qoomiyada ugu tirada badani ay noqoto hogaamiyaha itoobiya, intii uu xukunka hayey abiy axmed waxa uu dagaall la galay qoomiyadihii itoobiya soo maamulayey qarniyada, abiy ahmed waxa uu doonayaa inuu itoobiya kadhigo wadan aynna dib ugu soo noqonin xabashi iyo tigray laakiin xaqiiqada gudaha taalaa midaas way ka duwantahay,
abiy ahmed waxa uu hore ula dagaalamay jabhada tigrayga ee TLF wuuna kuguulaystay inuu aad udaciifiyo laakiin hadana waxaa ku kacday jabhada xabashida ee FAANO, jabhada xabashidu waxay soo gaadhay caasimada uu dhexfadhiyo abiy ahmed oo waxay weeraro ka gaysteen gudaha caasimada,sidoo kale jabhada oromada ayaa iyana xageega bilawday weeraro ay la beegsatay ciimada dawlada,
abiy waxa uu isku dayayaa inuu dadka wadankiisa kujeediyo wadamada jaarka sida somaliya oo uu ddamcay badooda laakiin kuma guulaysan oo taasina waxay itoobiya kutoosisay libaaxii 30kii sano ee ugu danbeeeyey dhaawaca ahaa, wadamada jaarka la ah itoobiya sida somaliya, djibouti iyo eletariya waxa ay itoobiya u arkaan cadawgooga koowaad sababtoo ah itoobiya waxay doonaysa bad si ay bad uheshana waxay markii koowaad ay isku dayday inay wada hadal kuhesho laakiin wadamadan dhamaantood way diideen damaca itoobiya, marka laga yimaado heshiiskii itoobiya muuse biixi ay la gashay oo u muuqda mid aan suurtogal ahayn, sidaa darteed ninkan abiy in waxaa loo arkaa nin sii dhacaya oo waxaa ka muuqda astaamihii dhicitaankiisa.

Post a Comment

0 Comments