Iraq or Iran/ ciraaq mise iiraan

Ticker

6/recent/ticker-posts

Iraq or Iran/ ciraaq mise iiraan

markii ay taariikhdu maraysay 01/08/1990 kii madaxwaynihii ciraaq ayaa weeraray wadanka kuwayt, kadib dagaal dheer oo uu iiraan la galay ayaa waxa uu hadana u jeediyey ciidamadiisa wadanka kuwayt oo aanay mushkilad kala dhaxayn balse ku taageertay oo dhaqaale badan ku bixisay dagaalkii iiraan ahna wadan carbeed, sababo badan ayaa lagu sheegaa inuu u weeraray sadaam kuwayt oo kala ah:- 1: waxa uu kasoo horjeeday shidaalka carabtu maraykanka iyo reer galbeedka kaga iibiso lacagta waraaqda ah, 2: waxa uu rabay inuu ciidamadiisa oo dagaal dheer kusoo jiray uu dhaqaale u raadiyo, isaga oo ka baqaya in la afgambiyo.
si kastaba ha ahaatee markii uu weeraray wadanka kuwayt waxa kasoo horjeestay wadamada carabta dhamaantood oo iyo sidoo kale marayakanka oo doonayey fursad uu kusoo dago wadamada khaliijka, xulafo uu hogaaminayey maraykanka iyo ingiriisku ayaa soo weeraaray ciidamdii ciraaq ee joogay wadanka kuwayt, kadib dagaaal adag waxa laga guulaystay ciidamadii ciraaq iyada oo lagu qasbay inay isaga baxaan kuwayt waxaana lagu soo rogay cunaqabatayn, kadib sadaam xuseeen ayaa gantaalo gaadhaya 39 gantaal ku tuuray yuhuuda, weerarkaa waxaa ku dhintay yahuud badan inkasta oo ay qariyaan tirada dhabta ah, waxaana ku burburay guryo iyo goobo badan oo dawladeed, weerarkaasi waxa uu dibada keenay sheeko been ah o ay yuhuudu faafisay oo ah in aan dhulka ay xooga ku haystaan lasoo weerari karin, yuhuuda ayaa xusa maalinkaas oo ay ku dhacday dhabar jab aad uwaynaaa, kadib waxaa dhacday in ciraaq la weeraro 2002, iyada oo dacaayad been ah lagu soo galay sida wuxuu haystaa hubka wax burburiya markuu dagaalku dhamaaday ee ay ciraaq burburtayna ay sheegeen in ay waayeen hubkaasi, waxa dhabta ah ee loo weeraray ciraaq ayaa ahayd inay u arkayeen mid kasoo horjeeda dantooda cadawna ku ah yuhuuda.
weerarkii ugu horeeyey ee iiraan dhulkeega ka weerarto yuhuuda ayaa noqonaya weerarkii ay ku qaadeen sanadkan aan kujirno kaasi oo 90% aan gaadhin halkii loogu talagalay, iiraan waxa ay weligeedba adeegsataa maleeshiyaadka shiicada ee ay taageerto sida xootiyiinta yaman iyo xisbulah ee lubnaan kuwaasi oo aan yuhuuda waxba soo gaadhsiin marka xaqiiqada laga hadalayo, xogaha qaar ayaa sheegaya in iiraan ay maraykanka usheegto marka ay weerarayso yuhuuda ama saldhigyada maraykanka trump ayaana hadalkaa si cad usheegay in ay iiraan lasoo xidhiidho marka ay doonayso inay weerar fuliso, xaga kale maraykanku marnaba kuma dhiiraan inuu iiraan weerar ku qaado yuhuudana waxa uu usheegaa inayna iiraan ugaysan weeraro waawayn oo dagaal wawyn kicin kara sababta oo ah maraykanku waa uu ubaahanyahay iiraan, sida al wada ogyahay iiraan, yuhuuda iyo reer galbeedkuba waxay necebyihiin xogaamiye muslima oo awood leh inuu soo baxo sida sadaam xuseen iyo kuwa lamidka ah oo hadii ay iyagu cadaw isku yihiin waxay isticmaalayaan cadawgaaga cadawgiisu waa saaxiibkaa, taasina waxaa ku tusinaysa in uu sadaam xuseen uu la soo dagaalamay dhamaantood, waxa inoo muhiima in aan xaqiiqada iyo wararka warbaahinta lagu baahinayo aan kala saarno si aynnu xaqiiqada u ogaano, iiraa waxay ku faanaysaa oo ay shucuurta shacabka islaamka ah ay ka dhaadhicinaysaa inay iyadu xaqa u dagaalanto laakiin xaqiiqada waxaad ogaanaysaa markaad wax baadhid ee aad taariikhda akhridid,
On August 1, 1990, the president of Iraq attacked Kuwait. In an Arab country, many reasons are said to have attacked Saddam Kuwait, such as:- 1: He opposed the sale of oil to the United States and the West through paper money. 2: He wanted to find funds for his troops who were in a long war, fearing a coup.
However, when he attacked the country of Kuwait, he was opposed by all the Arab countries, as well as the United States, who wanted the opportunity to land in the Gulf countries. The Iraqi forces were forced to withdraw from Kuwait and sanctions were imposed. After Saddam Hussein launched 39 rockets at the Jews, many Jews were killed in the attack, although they hide the true number, and many houses and places were destroyed. government, the attack brought out a false story spread by the Jews that they cannot attack the land they have power over. with false propaganda that he had weapons of mass destruction when the war ended and Iraq was destroyed and they said that they had lost those weapons, the real attack on Iraq was that they saw it as being against their interests and an enemy to the Jews,
The first attack by Iran against the Jewish people is the attack they carried out this year which 90% did not reach the intended destination. When talking about the truth, some sources say that Iran tells the United States when it attacks Jews or American bases, and Trump clearly said that Iran should be contacted when it wants to carry out an attack, otherwise the United States will never dare to attack Iran. Take it to the Jews and tell them not to attack Iran in a major way that could trigger a major war because the United States needs Iran. If they are enemies, they will use your enemy, your enemy is your friend, and this shows that Saddam Hussein has fought with all of them. It is important for us to distinguish between the facts and the news broadcast in the media so that we can know the truth. IRA is proud and convinced by the emotions of the Islamic people that it fights for the right, but you will know the truth when you research and read the history.

Post a Comment

0 Comments